|
Post by Admin on Jun 10, 2016 21:17:12 GMT
Ogaysiis..
Walaalaha waxaa la ogaysiinayaa in doorashada guddiga reer Xassan Muli dhici doonto ramadaanka ka dib..
Sidaa darteed waxaan soo jeedinaynnaa guddiga oo aan jecelnahay inay ka koobnaadaan 5 qof kuwaasoo
iska soo dooran doona guddoomiyaha iyo lacaghayaba... Guddigaan waxaa soo xulaya 3 qof oo kamida reer xasan muli
kuwaasoo lagu kalsoonyahay....
Waa inoo bacdal ramadaan wabaarakallaahu fiikum..
Wixii ogaysiis ah halkaan kala socda fadlan....
|
|
|
Post by Xasan Bulxan on Jun 11, 2016 6:50:33 GMT
Ogaysiiskaan waxaa kusoo kordhay wadahadal kale sidii wax looga baddali lahaa..
Waxaan kutala jiraa inaan guddiga samayno bishaan ramadaan gudeheeda insha allaah..
baarakallaahu fiikum wsc
|
|
|
Post by Sade on Jun 11, 2016 6:51:41 GMT
ASC
Waad salaamantihiin
|
|